SNTV - Mogadishu, Somalia - Mire online

Somali National TV

Visite el sitio web del canal de TV

2533614536

Ministry of Information, 1 Villa Somalia, Mogadishu, Somalia 2525

Aún no hemos recibido comentarios. ¡Sea el primero en publicar uno!
Invitado
saydomar

saydomar

waxaa su'aal waydiinayaa dhamaan dadka qoraaladan aqrista iyo shaqaalaha tv. tv-gu madama uu yahay mell dad badani firsadaan maxaa diiday in barnamijyada ka baxa ay ugu badan tahay wax aan faa iido u lahayn bulshada marka laga reebo cashada diiniga ah iyo wararka ? yaa arkay tv-ga oo wareysi ka so Ver más ... o duubay dadka dhibaateysan ama keenay tv-ga si loo arko darenka dadkaas iyo talooyinkooda miyeysan ahayd muwaadin xaq leh, marka ay haben iyo maalin na horjooga dadka aan fikirkoodu iyaga wax tarin dad iyo dal iskaba daaye ? umadda hadii aan la tusin baahidooda umad wax qabsata ma noqoto.

Sept. 13, 2015, 9:46 p.m. GMT

saydomar

saydomar

asc inta joggta qadka

Sept. 13, 2015, 9:38 p.m. GMT

yusufyare

yusufyare

Asc waxaan rabaa inaan idin weeydiyo sababta hadu Telefishinka Qaranka Soomaliyeed uu yahay, sababta keentey inuu wariyuhu doorto magaalo aad u yar oo beel u badan tahay mogdisho degta. Waxaan ognahay ineey Caasimada Stockholm tahay magaalada ugu Soomalida badan oo si ween looga ciidey, Maxuu ku doo Ver más ... rtey wariyaha Magaalada Katerinholm oo u dooran waayey meesha soomalida iyo masajidka ugu ween oo soomali weyn ku dhan tahay. Hadaad aragtey salaamaha waxeey salaamaha loo diraayey Muqdisho, Telefishinka Qaranka ma beel baa leh mise waa kan sida S/land iyo Putland oo kale. waxaan mahad u diraayaa Tv Universal aa ah Tv Qaranka soomaliyeed ku kalana waa Telfishin beeleed

Jul. 28, 2014, 7:35 p.m. GMT

Invitado

Invitado

asc magacaygu waa axmed maxamed saalim oo jooga wadanka saudi arabia waxaa looga hortagi karaa qolada nabad diidka in shacabka ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda ciidamada dowladana ay kasbadaan kalsoonida shacabka waad mahadsantihiin

Mar. 10, 2014, 4:51 p.m. GMT

Invitado

Invitado

Somali Natoinal Tv wa midka haqabtiro uma Somaliyed iyo horumarka dalka. SNTV

Oct. 29, 2013, 5:41 p.m. GMT

Invitado

Invitado

Hormurka dalka waxa siwayn uga haqabtiro Umada Somaliyed Somali Natoinal Tv (SNTV)

Oct. 29, 2013, 4:47 p.m. GMT

buubaal20

Cabdulqaadir Salaad

Radiyaha Iyo tv Qaranka wa haqabtiraha Umada Somalia

Sept. 6, 2013, 12:06 p.m. GMT